Amaana Express waxaad ku dirsan kartaan amaba ku keydsan kartaan lacagihiina,

Amaana Express.

Amaana Express waxaad ku dirsan kartaan amaba ku keydsan kartaan lacagihiina,

Amaana Express waxay ka mid tahay xawaalada ugu waa weyn ee Somaliya waxay xarumo ku leedahay aduunka dacaladiisa iyadoo xafiisyada Amaana Express aay gaarayaan 900 oo xafiis.

Amaana waxay macaamiisha ka caawisaa inay lacagahooda ku dirsadaan si Amaano iyo deg degsiinyo leh.

Meel kasta oo aad dunida ka joogtid, lacagtaada waad ku keydsan kartaa kuna xawilan kartaa adigoon wax cabsiya qabin.

Amaana waxay caan ku tahay.

  • Degdegsiinyo.
  • Xafidaad.
  • Macaamil wanaag iyo soo dhaweyn.
Amaana Express.

Money

Share this post

Comments are closed.