Amaana Express oo Xafiis cusub oo ka furtay dalka Turkiga

Amaana Express oo Xafiis cusub oo ka furtay dalka Turkiga.

Shirkada Xawaalada Amaana waxay macaamiisheeda ugu hambalyeyneysaa in xafiis cusub laga furay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Xafiiska Istanbuul wuxuu balan qaadayaa soo dhaweyn iyo u qidmeyn macaamiisha Amanaana,

La xiriir xafiska Amaana ee Turkey.

 

Cabdi C. Aden.

Tel. 0090 553 345 4390

Mail. amaanoistanbul@hotmail.com

 

Amaana Express.

Share this post

Comments are closed.