Xafiis cuusb oo laga furay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga

Xafiis cuusb oo laga furay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga .

 

Shirkada Xawaalada Amaana waxay macaamiisheeda ugu hambalyeyneysaa in xafiis cusub laga furay magaalada Milano ee dalka Talyaaniga.

Xafiiska Milano wuxuu balan qaadayaa soo dhaweyn iyo u qidmeyn macaamiisha Amanaana Express,

 

Amaana Express.

 

Share this post

Comments are closed.